Cumar Muumin Zimbabwe oo kamid ahaa ciyaartooydii kooxda Elman ee Muqdisho oo habeenkii xalay dhaawac uu qabay ugu geeriyooday isbitaalka madiina ayaa maanta lagu aasay magaalada Afgooye ee Shabellaha Hoose.
Aaska marxuumka waxaa ka qeyb galay inta badan ciyaartooyda degmada Afgooye iyo qeybaha kala duwan bulashada magaaladaasi.
Marxuumka dhintay xalay ayaa dhaawac 22-kii bishii May ee sanadkaan, kadib markii gaari uu saarnaa ay koox hubeysan ay ku rasaaseeyeen degaanka ceelasha biyaha ee u dhexeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.




From the comments