Dalka Qatar ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aanka dalalka Imaaraadka, Sacuudiga iyo Baxreyn ay ku jareen xiriirka Diblomaasiyadeed.
Qatar, waxaa qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ay ku sheegtay in go’aankaasi uu ahaa mid lagu fududaaday oo laga shidaal qaatay eedeymo aan sal iyo baar laheyn.
Doxa waxaa ay mudaawdiniinteeda u sheegtay in aaney noloshooda wax isbadal ku imaan doonin, isla markaana ay ka hor tagi doonaan wax walbo oo saameyn xun ku yeelanaya bulshada iyo dhaqaalaha dalkaasi.




From the comments