Ciidamada Itoobiya ayaa jaray Isgaarsiinta degaanno ka tirsan gobolka Gedo iyagoo halkaas ka wada howlgallo.
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa saaka iyagoo ku socda lugta iyo gaadiid dagaal ku baxay degaan la yiraahdo Xabaal Beel oo 25 KM dhanka bari kaga beegan magaalada Baardheere.
Isgaarsiintii degmada Baardheere iyo degaanno kale oo gobolka Gedo ka tirsan ayaa hawada ka maqan, waxaana soconaya howlgallada ay wadaan ciidamadan.




From the comments