Goobjoog

Muqdisho: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Ciidanka Xasilinta Iyo Ciidamo Kale

Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Kaaraan ee waqooyiga Muqdisho Dagaalkan oo dhex maray ciidanka xasilinta Banaadir iyo ciidamo kale…

Muqdisho: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Ciidanka Xasilinta Iyo Ciidamo Kale

Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Kaaraan ee waqooyiga Muqdisho

Dagaalkan oo dhex maray ciidanka xasilinta Banaadir iyo ciidamo kale oo dowladda ka tirsan waxaa la sheegayaa in ay ku dhinteen dad uu ka mid yahay guddoomiye waaxeed degmada ka tirsan.

Lama oga cidda rasaasta bilowday iyo sida uu ahaa xiriirka labada dhinac dagaalka ka hor.

Faah-faahinta kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments