Maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in uu baaritaan ku bilaabay dagaalkii shalay ku dhinteen askarta badan ee Puntland, weeararka waxaa sheegtay Alshabaab.
Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo afjaray dagaalkii ka dhacay Khamiistii tuulada Af urur ee deegaanka Galgala gobolka Bari.
Maamulka Puntland waxaa uu su’aalo badan ka keenay halka ay soo mareen Al-shabaab ka hor inta ay goobta weerarin, waxaa kale oo baaritaanka ku jira khasaaraha iyo wixii dhacay.




From the comments