Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida uu sheegay xasuuqa loo geystay dad Muslimiin ah oo cibaadeysanaya, isaga oo tacsi u diray ehalada iyo dadkii ay ka baxeen ciidamada.
Dr. Cabdiweli Gaas oo shir jaraaid qabtay ayaa shacabka Puntland ku wargeliyay in ay galayaan dagaal ka dhan ah Al-shabaab iyo Daacish.
Dadweynaha Puntland, Meel kasta oo ay joogaan In ay u diyaar garoobaan dagaal adag oo ka dhan ah burcad diimeedka ku soo duulay dalkooda, waxaan ballan-qaadeynaa in dhulka yaga ka sifeyso Shabaab, Daacish iyo inta u soo gummaad tagtay”.




From the comments