Goobjoog

Kismaayo: Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ku Qaaday Saldhig Ciidan

Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday xalay abaarihii 12:45 saldhig ciidamada daraawiishta jubbaland ku leeyihiin duleedka Jaamacadda Kismaayo. Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolkaas Inta la xaqiijiyay…

Kismaayo: Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ku Qaaday Saldhig Ciidan

Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday xalay abaarihii 12:45 saldhig ciidamada daraawiishta jubbaland ku leeyihiin  duleedka Jaamacadda Kismaayo.

Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolkaas Inta la xaqiijiyay 3 askar ayaa ku dhawaacantay halka Al-shabaabna ay hal askari ka tageen

Faah-faahinta, Kala Soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments