Wararka nmaga soo gaaraya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyaad hubeysan ay dileen 4 qof oo shacab ah.
Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Goobjoog News, in dadka la dilay ay ahaayeen reer Guuraa, waxaana loo dilay sida la tilmaamay aano qabiil.
Waxgaradka deegaanka ayaa soo qaadey meydadka dadka la dilay, waxaana goobta isaga baxsaday sida la sheegay maleeshiyaadkii wax dilay.




From the comments