Urur goboleedka IGAD ayaa isniintii labo ergay u kala magaacabay Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan, arrintaasi ayaa ka dhacday magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya.
Shir madaxadeedkan oo loogana hadlayey arrimaha Koonfura Suudaan ayaa lagu magacaabay Dr Maxamed Cali Guyo iyo Amb. Ismaaciil Wais.
Waxaa la magacaabay Dr. Maxamed Cali Guyo in uu noqdo ergeyga gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u fadhin doona Soomaaliya.




From the comments