Goobjoog

Muqdisho: 23 Qof oo Ku Dhimatay Weerarkii Al-shabaab Ee Posh Treats iyo Pizza

Ilo ku dhaw hey’adaha amniga ayaa sheegaya in 23 qof ka badan ay ku dhinteen weerar Al-shabaab ay xalay fiidkii ku qaadeen Posh Treats iyo Pizza ee magaalada Muqdisho. Dadka…

Muqdisho: 23 Qof oo Ku Dhimatay Weerarkii Al-shabaab Ee Posh Treats iyo Pizza
????????????????

Ilo ku dhaw hey’adaha amniga ayaa sheegaya in 23 qof ka badan ay ku dhinteen  weerar Al-shabaab ay xalay fiidkii ku qaadeen Posh Treats iyo Pizza  ee magaalada Muqdisho.

Dadka dhintay waxaa ay ahaayeen rayid, waxaa goobta lagu arkay gabdho illaa 6 ah ooh al meel ku wada dhintay, dadkan ayaa u badnaa dad meesha u soo fiidsi tagay.

Howl-gal ay ciidamada wadeen illaa xalay ayaa saaka la soo gabagabeeyay, waxaana la sheegayaa haatan iyo xaaladda degan tahay.

Warar dheeraad ah iyo sawirro kala socda, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments