Waxgaradka Gobolka Galgaduud ayaa baaq u diray beelaha ku dagalamaya deegaanada u dhaxeeya Hiraan iyo Galgaduud, gaar ahaan deegaanka Banyaaley.
Kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ayaa waxa ay ku shegeen in ay aad uga xunyihiin colaadda weli tagaan waxaana y dalbadeen inay si deg deg ah loo joojiyo.
Sidoo kale waxaa ay shegeen inay ka qaybqadaan donan sidii colaada loo soo afjari lahaa oo nabad ay uga dhalan lahayd halkaasi.




From the comments