Sawirro Cusub: Waa Hantida Ku Burburtay Qaraxii Wadajir
Sheeko:Dalka
In ka badan 17 qof ayaa ku dhimatay halka tiro intaasi ka badan ku dhaawacmeen qarax gaari oo maanta ka dhacay gudaha xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Goobjoog News ayaa goobta booqatay, kuwani waa sawirradii ugu dambeeyay ee goobta qaraxa lagu soo qaado.