Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kadib markii saraakiisha amniga ay horey u shaaciyeen iney ka taxadarayaan falal amni darro oo ka dhaca magaaladaasi.
Waddooyinka waaweyn ee magaalada Baydhabo waxaa ku sugan ciidamo aad u badan kuwaasi oo baaraya dhammaan gaadiidka waddooyinkaasi maraya.
Waxaa la arkayaa ciidamada oo dejinaya dadka saaran gaadiidka, kadibna baaraya dadka iyo gaadiidka laga soo dejiyey.




From the comments