Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka ah ee Soomaaliya Xil. Cilmi Cumar Ceysane ayaa sheegay in dowladda deeqaheeda gacanta ugu jira dowladda la geyn doono meelaha loogu talogalay.
Wasiirka ayaa ka hadlayey munaasabad ka dhacday dekadda Muqdisho oo dowladda ay kula wareegeysay raashin gargaar ah oo ka yimid dalka Turkiga.
Safiirka Turkiga ee Soomalaiya Olgan Bekar ayaa dhankiisa sheegaya in ay sii laba jibaari doonaan deeqaha ay siiyaan Soomaaliya.




From the comments