Goobjoog

Shabeellada Hoose: Dowladda Federaalka Ah Oo Magaalooyin Ka Qabsatay Al-shabaab

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka Sh. Hoose. Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kaga…

Shabeellada Hoose: Dowladda Federaalka Ah Oo Magaalooyin Ka Qabsatay Al-shabaab

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka  Sh. Hoose.

Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kaga qabsadeen dagaalkaas degmada Janaale iyo Deegaanka Murshaani oo ka tirsan Gobalkaas.

Al-shabaab ayaa waxaa ay maamulaan magaalooyin ka tirsan bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya, waxaa jira qorshe ay dowladda waddo oo ay dib uga qabsanayaan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments