Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa sheegtay in baaritaan lagu sameynayo sababta ka dambeysay in la xiro wariye Cumar Cali Xasan (Seeribiya) oo ka tirsan Goobjoog Media Group.
Wasiirka wasaaraddaasi Yaasiin Faratoon ayaa sheegay in wasaaraddiisa aanay wax shaqo ah ku lahayn ammarkii lagu xirey Seerbiya, balse ay jiri karaan tuhunno kale.
Waxa uu tilmaamay in baaritaanno ay ku wadaan hay’adaha ammaanka, kadibna saxaafadda si rasmi ah loogu faah faahin doono waxa loo xirey Cumar.




From the comments