Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan u gaaray xalinta khilaaf u dhaxeeya maamulka degmadaasi iyo ciidamada AMISOM.
Xildhibaannadan tagey Jalalaqsi waxaa hoggaaminaya Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar, waxaana ay doonayaa in la dhammeeyo khilaafka jira.
Khilaafkan ayaa ka dhashay sida la sheegay, kadib markii ciidamada AMISOM ee Jabuuti rasaas ay fureen uu ku dhintay Hal qof oo shacab ah.




From the comments