Kulan goor dhow ay magaalada Garoowe ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa kalsoonida waxay kala laabteen golaha wasiirada ee maamulkaasi.
Kulanka baarlamaanka waxaa soo xaadirtay 57 mudane, waxaa codka kalsoonida kala laabtay 47 mudane, waxaa ka aamusay 9 xildhibaan, halka 1 xildhibaan uu kahor yimid.
Xildhibaannada Puntland ayaa ku eedeeyay xukuumadda Gaas wax qabad la’aan, waxaana madaxweyne C/weli Gaas laga sugayaa inuu soo magacaabo wasiirro cusub.




From the comments