Ugu yaraan 20 qof oo Yamaniyiin ah ayaa ku dhimatay, kuwaas oo is kugu jira caruur iyo haween ka dib markii ay duqeeyeen diyaaraha isbaheysiga Carabeed oo uu hogaaminayo Sacuudiga.
Hay’adda qaxootiga aduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in duqeyntaan ay ka dhacday gobolka Tacis galabtii arbacada, taasi oo keentay in ay dhintaan dadkaan, dadka dhintay ayaa waxaa ku jira hal qoys .
Dhacdadaan ilaa iyo hadda kama hadlin ururka isbaheysiga Carbeed kaasi oo dagaal kala soo horjeeda kooxaha Xowtiyiinta ah eek u sugan Yeman.




From the comments