Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa Kelly u magacaabay xoghayaha aqalka cad waxaana lagu badalay oo xilkaan horay u hayaye Priebus .
Mgacaabistaan ayaa waxay timid maalin ka dib markii Anthony Scaramucci uu ku eedeeyay Priebus in warbaahinta uu sii yay warbixin.
Madaxweyne Trump ayaa Kelly ku magacaabay bartiisa Twitterka ku magacaabay waxaa uuna tilmaamay in maamulkiisa uu kaalin mug leh ka ciyaari doono.




From the comments