Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow waxa uu magacaabay golihiisa, waxaana ay ka kooban yihiin 54 wasiir.
Qaar kamid ah wasiiradii hore ee K/galbeed ayuu dib usoo celiyey Shariif Xasan, waxaan ku jira xubno cusub.
Wasiirada ayaa ah 24, ku xigeennadana waa 24 halka wasiiru dowlayaashana yihiin 6.




From the comments