Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa sheegay in uusan ka tageyn xilkiisa isaga oo sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay aad u wanaagsantahay .
Mogabe oo tobanaan kun oo qof oo taageerayaashiisa ah ka hor khudbeynayay kuwaas oo is kugu soo baxay magaalada Tashiina oo ku taalo meesha uu ku dhashay Mungabi, ayaa waxaa uu cadeeyay in xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsantahay, in kasta oo xaaladiisa caafimaad ay ku wareereen dhaqaatiirta iyaga oo la yaabay xoogga jirkiisa.
Mugabe ayaa saddex jeer u safray dalka Singapore, iyaga oo mas’uuliyiinta ay ku tilmaameen in uu la socosho la sameynayo xaaladdiisa caafimaad.




From the comments