Goobjoog

Axmed Madoobe Oo Magacaabay Wasiir KMG Ah

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xildhibaan C/waaxid Axmed Yare wuxuu u magacaabay wasiika dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Jubbaland, xilkaasi oo KMG ah. Axmed Madoobe ayaa wareegtada uu…

Axmed Madoobe Oo Magacaabay Wasiir KMG Ah

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xildhibaan C/waaxid Axmed Yare wuxuu u magacaabay wasiika dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Jubbaland, xilkaasi oo KMG ah.

Axmed Madoobe ayaa wareegtada uu ku magacaabay wasiirkan cusub wuxuu ka rajeeyay in howsha loo dhiibay uu uga soo baxo sida loogu talogalay.

Hoos ka akhriso wareegtada magacaabista:

66666

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments