Mas’uuliyiin ka socotay dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socday Shiinaha ayaa hay’adda cuntada aduunka WFP kala wareegay raashin gargaar ah oo loogu talo galay dadka ay abaaruhu saameeyeen kuwaas oo ku nool duleedka magaalada Muqdisho.
Qorshaha ayaa ah in maalintii loo kariyo Sagaashan iyo Shan Kun oo barakacyaal ah cuntadaan oo wadato iidaankeeda.
Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in ka dowlad ahaan ay sii wadi doonaan gargaarka Soomaaliya, wareejinta raashinkaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socda hay’adda cuntada aduunka ee WFP iyo wasiirka gargaarka iyo musiibooyinka qaranka Drs Maryan Qaasim.




From the comments