Dowladda qatar ayaa dacwad ka dhan ah dowladaha xiriirka u jaray u gudbisay ururka ganacsiga caalamiga ah, dacwadaas oo la xiriirta go’doominta ay wadaan Sacuudiga,Imaaraadka iyo Baxreyn.
Dhanka kale haddii la gaari waayo xal waara inta lagu gudo jiro 60 maalin, arrinta waxaa la wareegaya guddi ka socda uruurka ganacsiga caalamiga ah.
Dowladda Sacuudiga iyo xulafadiisa ayaa xiriirka waxay u jareen dowladda Qatar 5 June iyaga oo ku eedeeyay in dooxa ay taageerto ururada argigixisada ah.




From the comments