Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose.
Maleeshiyaad kasoo kala jeeda Labo beel oo dega magaaladaasi, marar badanna halkaa isku qabtay ayaa xalay ku dagaallay sida la sheegay xaafadda Buulo Jaan ee Marka.
Dagaalkan ayaa socday in ka badan Laba saac, waxayna Labada dhinac isku adeegsadeen hub culus.




From the comments