Guddoomiyahii baarlamaanka maamulka Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa maanta oo Arbaco ah waxa uu iska casilay xilkaasi, kadib markii uu gudbiyey warqaddiisa is casilaadda.
Ajendaha kulanka xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ayaa ahaa oo kaliya shaqo ka tagista Ciiro, waxaana xaadiray 71 mudane.
Xildhibaannada ayaa codka u qaaday is casilaadda Cirro, waxaana aqbalay 71, taasi oo ka dhigan inaanay jirin cid kahor timid dhammaan xildhibaannada kulanka ka qeybgalay.




From the comments