Dowladda Shiinaha ayaa waxay saldhig millatari ka furatay magaalada Djibouti ee caasimadda dalkaasi, saldhiggaan ayaa waxaa uu noqonayaa saldhiggii ugu horreeyay uu Shiinaha ka dhisto banaanka.
Saldhigga milatari uu Shiinaha ka dhistay Djibouti ayaa waxay ka qeyb qaadan doontaa ammaanka iyo nabadgelyada marinada badda cas.
Ciidamadii ugu horreeyay oo la geynayo saldhigaan ayaa waxaa laga keenay dalka Shiinaha iyaga oo ka soo dagay Djibouti 11 June ee tagtay.




From the comments