Goobjoog

Tarsan Oo Xil Looga Magacaabay Xafiiska Madaxweynaha

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu la taliye sare dhanka siyaasadda xafiiska madaxweynaha wuxuu u magacaabay Maxamuud Axmed Nuur Tasan. Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha…

Tarsan Oo Xil Looga Magacaabay Xafiiska Madaxweynaha

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu la taliye sare dhanka siyaasadda xafiiska madaxweynaha wuxuu u magacaabay Maxamuud Axmed Nuur Tasan.

Digreeto  kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maanta oo Arbaco ah ayaa xilkaan loogu magacaabay mudane Tarsan.

Tarsan ayaa horey u ahaa guddoomiyahii iyo duqa Muqdisho, wuxuu sidoo  kale kamid ah musharraxiintii madaxweyne doorashadii sanadkaan dalka ka dhacday.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments