Dowladda Federaalka Ah Oo Heshiis Kala Noqotay 17 Shirkad Soomaaliyeed
Dowladda federaalka ah ayaa la sheegayaa in ay heshiiska uga baxay illaa 17 shirkad Soomaaliyeed, shirkadahan ayaa horay u qaban jiray adeegyada kala duwan ee dowladda u baahan tahay.
Shirkadahan badalkooda wasaaradda maaliyadda waxaa ay leedahay waa adeegyadaasi qaban doona Waaxda Canshuuraha Berriga ee Wasaaaradda Maaliyadda.
Hadaba, Akhriso, Liiska Shirkadaha Heshiiska lagala noqday:
1- .Shirkadda Visooyinka,
2-.Shirkadda Pasaporka,
3- Shirkadda Lesinada iyo Taargooyinka,
4- Shirkadda Tresmitralaha,
5- Shirkadda Gaadiidka Airporka,
6- Shirkadda Sameysa Shahaadooyinka
7-Shirkadda Notaayoyinka/Superlogoyinka,
8- Shirkadda Quality Controlka,
9-. Shirkadda PGM ee Dekadda
11- Shirkadda Scanka Dekadda,
12-Shirkadda Shatiyada kala duwan,
13- Shirkadda Sameyso Dhalashada iyo Kaarka Aqoonsiga.
14- Shirkadda Canshuuraha Guryaha,
15 Shirkadda Shidaalka siisa Ciidanka,
16 Shirkadda Raashinka iyo Cuntada siisa Police-ka,
17 – Shirkadda Shidaalka siiso Gobolka Banaadir.
Goobjoog News