Afhayeenka Pentagon Navy Capt. Jeff Davis oo la hadlayey Saxaafadda saacado ka hor ayaa sheegay in Mareykanka uu ka shaqeynayo sidii xasilooni iyo nabad loogu soo dabbaali lahaa Soomaaliya.
Capt. Jeff Davis ayaa hadalkan sheegay in xilli uu ka hadlayey weeraro ay Mareykanka ka fuliyeen dalalka Yemen iyo Soomaaliya, duqeymo ayuu sheegay in ay ku bar-tilmaameedsadeen Al-Qaa’ida iyo Al-shabaab.
Weerarka Soomaaliya ka dhacay, waxaa ay qaadeen July 30keedi, waxaana lagu dilay sida uu sheegay Cali Jabal oo xarakada Al-shabaab u qaabilsanaa Muqdisho.




From the comments