Goobjoog

Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyad Dhan $260 Milyan

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa dhageystay warbixinta guddiga maaliyadda, taasi oo ugu dambeyntii cod loo qaaday Miisaaniyadda sanadkan 2017-ka, Miisaaniyadda oo aheyd…

Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyad Dhan $260 Milyan

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah  oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa dhageystay warbixinta guddiga maaliyadda, taasi oo ugu dambeyntii cod loo qaaday Miisaaniyadda sanadkan 2017-ka, Miisaaniyadda oo aheyd $245.9  ayaa dib u eegis kadib laga dhigay $260 Milyan.

Illaa 170 Xildhibaan ayaa joogay kulanka, cod loo qaadey miisaaniyadda 167 ayaa ogolaatay,  2 Xildhibaan ayaa diiday halka xildhibaan uu ka aamusay.

Akhriso Miisaaniyadda oo faah-faahsan:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments