MY COUNTRY. MY SKILLS. MY FUTURE.
Address: Bal’ad Road, Yaqshid district,Mogadishu-Somalia Tel: + 252617-649607/00252619977993/0252615950319 E-mail: [email protected] or www.hayletech.com
OGEEYSIIS, OGEEYSIIS, OGEEYSIIS.
Dalka
MY COUNTRY. MY SKILLS. MY FUTURE. Address: Bal’ad Road, Yaqshid district,Mogadishu-Somalia Tel: + 252617-649607/00252619977993/0252615950319 E-mail: [email protected] or www.hayletech.com OGEEYSIIS, OGEEYSIIS, OGEEYSIIS. Xaruunta Hayle Barise Technical Development Centre waa xaruun bixisa…

MY COUNTRY. MY SKILLS. MY FUTURE.
Address: Bal’ad Road, Yaqshid district,Mogadishu-Somalia Tel: + 252617-649607/00252619977993/0252615950319 E-mail: [email protected] or www.hayletech.com
OGEEYSIIS, OGEEYSIIS, OGEEYSIIS.
Xaruunta Hayle Barise Technical Development Centre waa xaruun bixisa tababara farsamada iyo xirfadaha gacanta (Technical and Vocational Training Centre), waxana ay ku taalaa Degmadda Yaqshiid, Wadada Balad ee Mogadishu. Xaruunta waxa ay ka diiwaan gashantahy Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Taclinta Sare , Hadaba xaruunta Hayle Barise waxey qaadanaysaa dufcadaii kowaad ee Tabarka Farsamadda iyo Mihnadaha ee wiilal iyo gabdho.Hirgilinta tababarkan waxaa iska kaashanaya rugta ganacsiga soomaaliyeed , Xarunta farsamada gacanta ee xayle barise , Wasaaradda qorsheynta , Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare iyo Maamulka Gobolka Benadir.
Koursooyin la qaadanaayo waxaa ka mid ah:
Xirfadaha Farsamada Gacanta sida:
Sharuudaha Isdiiwaangalinta
Isdiiwaan gelinta waxa ay ku egtahay 15/8/2017
Wixii faahfaahin ah waxa aad kala soo xariireesaa Xafiiska Xaruunta Xayle Barise ee Degmadda Yaqshiid, Mogadishu ama wac :
Tel. No: 0617649609, 0615950319
Abdiaziz Hassan Halane
General Secretary
Hayle Barise Technical Development Centre , Centre of Excellence For solar Energy

Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments