Goobjoog

Cabdiqaadir Maxamed Cashir Nadaara

Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre ayaa todobaadkan waxaa uu la taliyihiisa dhanka warbaahinta u magacaabay weriye Cabdiqaadir Cashir Nadaara. Hadaba, Nadaara waxaa uu goor sii horeysay Goobjoog News uga sheekeeyay Taariikh…

Cabdiqaadir Maxamed Cashir Nadaara

Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre ayaa todobaadkan waxaa uu la taliyihiisa dhanka warbaahinta u magacaabay weriye Cabdiqaadir Cashir Nadaara.

Hadaba, Nadaara waxaa uu goor sii horeysay Goobjoog News uga sheekeeyay Taariikh Nololeedkiisa.

Cabdiqadir Maxamed Cashir(Nadaara),  waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdishu 1975-tii,

Waxbarashada:

Dugsi Hoose/dhexe: Dhagaxtuur

Dugsi sare: Jamaal Cabdinasir

2007-2010-kii Jaamacad ka dhigtay Magaalada London institute of H. Science.

Shaqooyin:

1995-1998-dii, Waxaa uu Macalin ka ahaa Iskuullada Bukaahri iyo Ramadan ee magaalada Muqdisho

1998: STN, Muqdishu, Soomaaliya

2000-2005-tii: Idaacadda iyo T.V-ga HornAfric, Mogadishu, Somalia.

2013-2015: Kalsan Tv, London

2015: Afhayeenka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.

2017: La taliyaha Ra’iisal Wasaare Kheyre ee dhinaca Warbaahinta iyo wacyigalinta

Waxaa uu leeyahay 7 Caruur ah.

Cabdiqadir Nadaara waxaa la sheekeystay Cabdi Caziz Gurbiye,

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments