Goobjoog

DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay golahiisa wasiirada cusub. Wasiiradan ayaa ka kooban 53, oo isugu jira wasiiro, ku xigeenno iyo wasiiru dowleyaal, waxaana ku jira xubno…

DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay golahiisa wasiirada cusub.

Wasiiradan ayaa ka kooban 53, oo isugu jira wasiiro, ku xigeenno iyo wasiiru dowleyaal, waxaana ku jira xubno kamid ahaa golihii hore ee wasiirada Puntland oo xilka loo bedalay iyo kuwo cusub.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland C/llaahi Max’ed Jaamac Quraan Jecel ayaa saxaafda u AKhriyay degreetada ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas.

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments