Dadka Kenyaanka ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta, doorasho ay ku tartamayaan labada murashax ee Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga.
Dalka Kenya waxaa ka dhaceysa doorashada guud ee 13aad, waxaana lagu wadaa in labada murashax natiijadooda aad isugu dhawaadaan.
Guddiga doorashada IEBC waxaa ay shaqo siiyeen illaa 360,000 sarkaal, waxaa ay doorashada ka dhaceysaa 40,833 oo goobo cod bixin.




From the comments