Goobjoog

Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Magacaabay

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa uu Cabdullahi Iiman Cynte u magacaabay afhayeenka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, arrintan ayaa timid kadib wareegto xafiiskiisa ka soo baxday. Halkan Ka Akhriso, Wareegtada:…

Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Magacaabay

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa uu Cabdullahi Iiman Cynte u magacaabay afhayeenka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, arrintan ayaa timid kadib wareegto xafiiskiisa ka soo baxday.

Halkan Ka Akhriso, Wareegtada:

warqad

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments