Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo Labo cisho kahor isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow wuxuu saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho.
Mukhtaar ayaa sheegay in uu ka baxay fikirka Al-shabaab, islamarkaana fikirkaasi uu ka tanaasulay 5 sano iyo 7 bil kahor.
Abuu Mansuur ayaa u mahadceliyey dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale beesha caalamka oo uu sheegay in dedaal badan ay sameeyaan, kuna aadan inuu is soo dhiibo.





From the comments