Ergeyga Mareykanka ee Qaramada Midoobey Nikki Haley, ayaa waxaa ay sheegtay in Iran ay qaadeyso mas’uuliyadda, sawaariikhda ay tijaabineyso, argigixisada ay taageryso iyo arrimaha xuquuqul Insaanka ay iska dhaga tirto.
Tilaabadan Mareykanka waxaa ay imaneysaa saacado kadib markii Iran ay sheegtay in ay baxeyso heshiiskii Nukliyeerka haddii ay Mareykanka saaraan cunaqabateyn.
Mareykanka waxaa uu sheegayaa in Iran aaney heshiiska dartii u afduubi Karin dunida, isla markaana aan loo ogolaan Karin tillaabooyinka ay ku dhaqaaqeyso.




From the comments