Waxaa xalay cishihii xaafadda Xamar Bile ee Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii waaxda garosoorka xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha Garsoorayaasha Soomaaliyeed mudane Cusmaan Diraac ayaa Dabley hubeysan waxay ku dileen Degmada Warta Nabada gaar ahaan Xaafada Xamar Bile
Sida ay Gool FM u xaqiijiyen dad goobjooyaal ah marxuumka ayaa ka soo baxay salaada cisha , waxaana loola cararay isbtiaal hasa yeeshii dhaawicii soo gaaray ayuu u geeriyooday.




From the comments