Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa maanta xariga ka jaray Maxjar cusub oo Xoolaha Kismaayo laga dhoofin doono.
Maxjarka oo ku yaalla bannaanka magaalada Kismaayo ayaa loogu talagalay in laga dhoofiyo xoolaha nool.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa xarig jarka maxjarka ka sheegay in tani ay qeyb ka tahay horumarrada dhanka dhaqaalaha ay ka sameyneyso dowlad goboleedka Jubbaland.





From the comments