Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Todobaadkii aynu kasoo gudubnay waxay ka digtay in loo dabaal tago xeebta Liido, iyadoo sheegtay iney jiraan dabaylo badan, laguna jiro bad xiran.
Waxay digniintaan timid, kadib markii 12 qof ay siyaabo kala duwan u qaaddey badda, kuna dhinteen.
Hadaba digniintaasi kadib, shacabka ku dhaqan Muqdisho ayaan dheg jalaq u siin digniintaasi, waxaana ay si caadi ah u tagaan Badda, iyaga oo dabaalanaya.




From the comments