14 Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Masar
Sheeko:Dalka

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay 42 kalana way ku dhaawacmeen ka dib shil ka dhacay gobolka Sacdiyah ee dalka Masar sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi.
Shilkaani ayaa yimid markii ay isku dhaceen labo baabuur sida uu sheegay afhayeen u hadlay wasaaradda.
Dadka dhintay oo gaaraya 14 ayaa toban ka mid ah waxaa loo qaaday meedadkooda isbitaalka guud ee Binu Seyf oo ku yaallo gobolka Sacdiyah