Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa wareegto ku magacaabay xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi.
Xubnaha guddigan ayaa ka kooban 9, kuwaasi oo laga soo xulay xildhibaannada baarlamaanka Hirshabelle.
Guddigan waxaa guddoomiye looga dhigey Maxamuud Xuseen Yuusuf oo ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle.





From the comments