U bood dhigaalka

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lasoo Saaray

Ogoosto 30, 2017

Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka madaxweyne ee maamulkaasi.

Sida ku cad jadwalkan waxay doorashada dhici doontaa 12-ka bisha September, 2017.

Halkaan hoose ka akhriso jadwalka:

warqad-11