Goobjoog

Shaqaalaha Dowladda Oo La Fasaxay Maalmaha Ciidda

Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha ciidda. Qoraalka ayaa lagu yiri: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha…

Shaqaalaha Dowladda Oo La Fasaxay Maalmaha Ciidda

Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha ciidda.

Qoraalka ayaa lagu yiri: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargelineysaa dhammaan hay’adaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gaarka loo leeyahay shaqaalahooda in ay tahay fasaxa ciidda Carafo maalmaha Sabtida iyo Axadda hadii Allae uu idmo, kuna aadan 2-3 Bisha September 2017.

Maalinta Jimcaha ee nagu soo aadan kuna beegan 01-09-2017 ayeey ku beegan tahay maalinta Koowaad ee ciidul adhxa, waana maalin ku weyn guud ahaan umadda Muslimiinta ah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments