Caawa ayaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo garoonka Banaadir ee degmada C/casiis tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey magaalada Muqdisho.
Tartankan waxaa final-kiisa wada ciyaari doona labada degmo ee Waaberi iyo Hodan, kuwaasoo dadaal dheer kaddib soo gaaray kama dambeysta.
Waaberi ayaa kulankii ugu dambeeyay ee Sami final-ka waxay soo reebtay Degmada Hilliwaa halka Hodan ay soo garaacday Kaaraan.




From the comments