Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka soconeysa is diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Hirshabelle, iyadoo magaaladaasi maalmahan dambe ay ku qulqulayeen musharraxiin badan.
Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa si hordhac ah u sheegay in illaa iyo hadda ay is diiwaangeliyeen Seddex musharrax.
Maanta ayaa lagu wadaa iney noqoto maalintii ugu dambeysay ee isdiiwaangelinta, iyadoo siyaasiyiin caan ah ay gaareen magaalada Jowhar,




From the comments