Goobjoog

Golaha Shacabka Oo Bilaabay Doodda Qalbi Dhagax

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay doodad ku aadan dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax. Kulankaan waxaa shir guddoominaya guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana soo xaadiray 175 mudane.…

Golaha Shacabka Oo Bilaabay Doodda Qalbi Dhagax

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay doodad ku aadan dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax.

Kulankaan waxaa shir guddoominaya guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana soo xaadiray 175 mudane.

Xildhibaannada ayaa hadda bilaabay doodda ku aadan Qalbi Dhagax, iyadoo mudanayaal dhowr ah ay is qoreen.

Dhanka kale, xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay golaha shacabka 15 hidise sharciyeed, balse waxaa laga hormarsiiyay doodda Qalbi Dhagax.

Warkaan oo faah faahsan dib ayaan idiin kaga soo gudbin doonnaa

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments