Goobjoog

Puntland: Wasiir Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax Oo Xilka Laga Qaaday

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa xilkii ka qaaday wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka gobollada Puntland, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan. Wareegatada xilkaan looga qaaday wasiiru dowlaha ayaa…

Puntland: Wasiir Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax Oo Xilka Laga Qaaday

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa xilkii ka qaaday wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka gobollada Puntland, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan.

Wareegatada xilkaan looga qaaday wasiiru dowlaha ayaa lagu sheegay in uu wasiirku muujiyey mas’uuliyad darro kuna dhaqmay hanaan liddi ku ah dowladnimada.

Gurxan ayaa xilkaan ku waayey kadib markii uu warbaahinta ka hadlay isaga oo sheegay in maamulkooda uu soo dhoweynayo arrinta ku aadan dhiisbitii Qalbi Dhagax.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada:

Wasiiru-dawle

Goobjoog News

 

 

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments